1/6
Tamaam For Drivers screenshot 0
Tamaam For Drivers screenshot 1
Tamaam For Drivers screenshot 2
Tamaam For Drivers screenshot 3
Tamaam For Drivers screenshot 4
Tamaam For Drivers screenshot 5
Tamaam For Drivers Icon

Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi
Trustable Ranking Iconविश्वसनीय
1K+डाउनलोड
15MBआकार
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
एंड्रॉइड संस्करण
2.2(27-01-2023)नवीनतम संस्करण
-
(0 रिव्यू)
Age ratingPEGI-3
डाउनलोड
विवरणरिव्यूसंस्करणजानकारी
1/6

Tamaam For Drivers का विवरण

Tamaam Taxi


Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.


Car rental


Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.


Food delivery


Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.


Water truck delivery


Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.


Plumber


Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada, tuujiga suuliga IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.


Electrician


Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.

Tamaam For Drivers - Version 2.2

(27-01-2023)
अन्य संस्करण
What's newupdated performance and overall functionality

There are no reviews or ratings yet! To leave the first one please

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Tamaam For Drivers - एपीके जानकारी

एपीके संस्करण: 2.2पैकेज: com.tamaamtaxi.darawal
एंड्रॉयड संगतता: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
डेवलपर:Tamaam Taxiगोपनीयता नीति:https://www.tamaamservices.com/privacy-policyअनुमतियाँ:41
नाम: Tamaam For Driversआकार: 15 MBडाउनलोड: 1संस्करण : 2.2जारी करने की तिथि: 2023-01-27 02:57:29न्यूनतम स्क्रीन: SMALLसमर्थित सीपीयू:
पैकेज आईडी: com.tamaamtaxi.darawalएसएचए1 हस्ताक्षर: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8डेवलपर (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMसंस्था (O): Tamaam Groupस्थानीय (L): Hargeisaदेश (C): SOराज्य/शहर (ST): Waqooyi Galbeedपैकेज आईडी: com.tamaamtaxi.darawalएसएचए1 हस्ताक्षर: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8डेवलपर (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMसंस्था (O): Tamaam Groupस्थानीय (L): Hargeisaदेश (C): SOराज्य/शहर (ST): Waqooyi Galbeed

Latest Version of Tamaam For Drivers

2.2Trust Icon Versions
27/1/2023
1 डाउनलोड14.5 MB आकार
डाउनलोड

अन्य संस्करण

2.1Trust Icon Versions
29/11/2022
1 डाउनलोड14.5 MB आकार
डाउनलोड
1.5Trust Icon Versions
18/1/2021
1 डाउनलोड14.5 MB आकार
डाउनलोड
1.9.2Trust Icon Versions
15/6/2021
1 डाउनलोड17 MB आकार
डाउनलोड
appcoins-gift
Bonus GamesWin even more rewards!
अधिक
Bingo Classic - Bingo Games
Bingo Classic - Bingo Games icon
डाउनलोड
崩壞3rd
崩壞3rd icon
डाउनलोड
Merge County®
Merge County® icon
डाउनलोड
Spades Bid Whist: Card Games
Spades Bid Whist: Card Games icon
डाउनलोड
The Walking Dead: Survivors
The Walking Dead: Survivors icon
डाउनलोड
Fist Out
Fist Out icon
डाउनलोड
Cooking Diary® Restaurant Game
Cooking Diary® Restaurant Game icon
डाउनलोड